Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka oo qarka u saaran inuu labo garab u kala jabo

Saraakiil horey xilal u soo qabtay oo ka tirsan Xisbiga Jamhuuriga, kuwaasoo u arka xisbiga inuusan dooneyn inuu ka horyimaado Donald Trump iyo isku dayga uu ku waxyeeleynayo dimoqraadiyadda Mareykanka ayaa ku guda jiraa wadahadallo ay ku dhisayaan xisbi cusub oo siyaasaddiisa tahay midig-dhexe. Wada-hadalladan oo billow ah ayaa waxaa ku lug leh xubno horey … Continue reading Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka oo qarka u saaran inuu labo garab u kala jabo